Home
Sawiro
Wararka Kaydka
VIDEO
Somaliland Links
Aftahan
Awdal News
Caynabo
Batalaale
Call Somaliland
Farshaxan
Gabiley Hospital
Golis News
Halganews
Hadhwanaagnews
Hoyga-Suugaanta
Hargeysa News
Haatuf
Jamhuuriya
Hormoodnews
Maandeeq News
Ogaal
Qarannews
Redsea Online
Somaliland Forum
Somalilandnet
Somaliland.org
Somaliland Center
Somaliland Future
Sooyaal
SDWO
Saaxil
Togdheer
Togdheer Sports
Sanaag
Somalilandtalk
Somaliland Education
Mamalink.org
Somalilandnation
Longlivesomaliland
Somalia Links
Aayaha.com
Amin Caamir Arts
alldalka
Afrikadabari
Arlaadinet
Balcad
Buluugleey
ba'idoa
Banadir
Buurhakaba
Cadaado
Ceelbuurnet
Dayniile
Deeyoo
Dhahar
Gedonet
Geeska Afrika
Goobjoog
Himilo
Hiiraan
Hornafrika
Janaale
Midnimo
Mudug online
Onkod
Puntlandpost
Qaranimo
Qorahay
Radiofree Somalia
Ruunkinet
Somalitalk
Somaliweyn
Somalilife
Somaliawatch
Somali Uk
Somaali
Somalimarket
Somaalijecel
Somalia Online
Shabelle
STNTV
Ufufow
Wardheernews
Maqaalo
Hambalyo Meher: Ali-Salaan Ahmed Mohamed Silanyo iyo Osob Abdilahi Liiban Ducaale Casyr Print
Thursday, 06 December 2007

Anaga oo kala ah dadka hoos ku xusan, waxa aanu hambalyo bogaadin iyo duco isugu jirta u diraynaa Ali Ahmed Mohamed Silanyo iyo Osob Abdilahi Liiban Ducaale Casyr oo meherkoodii ka dhacay wadanka Somaliland magaalada Hargeysa Taariikhdu markay ahayd 6dii December 2007. Waxaanu Illahay uga baryayaan inay noqdaan kuwii isku raaga, ubad khayr qabana Ilaahay kala siiyo. Isla markaana gurigoodu ku dhaqa diinta islaamka. AAMIIN

 
DALJIRE: Oob jac.. Dib u Jeeeeeso Print
Tuesday, 13 November 2007

Dubbe iyo Doolaal  duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha.  Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa.

 
Indhahaagu sow, ma ilmaynayaan (maanso) Print
Tuesday, 13 November 2007

Asalaama calaykum wr wb. Maansadan yar waxay soo baxday 2007-11-11. Waxa allifay Maxamed Xirsi Guuleed, waxaanay xus u tahay xasuuqa ka dhacay isla wiiggaas magaalada Xamar. Waxay kaloo xasuusin u tahay dadka aanay weli ka dhaadhicin cadaawadda gaamurtay ee xabashida. Ereyga “Amxaar” ee gabayga ku jira loolama jeedo qoomiyadda “axmaara”, waxaase loola jeedaa nadaamka Xabashida iyo ciidamadooda duulaanka ah

 
"Faysal Waraabe Allaylehe Arrinka Wuu Helay" Bashir Sh. Cumar Good Print
Saturday, 04 August 2007

Xilligan oo ay Somaliland ku sii sisibanayso kala jajab qabyaaladeed inta aan la gaadhin doorashada madaxweynaha ee la qaban doono bilowga sannadka 2008, waxa jira siyaasi keliya oo ay sii fiican ugu muuqato dhiilada ina soo food saartay dadkana uga digay in aanay ka dhicin daynta.

 
Shabakada Qarannews Oo Ka Baxday Dhaqankii Suubanaa Ee Saxaafada Somaliland "Axmed Awaare Print
Friday, 15 June 2007

Waxa dhawaan ka dhacday Caasimada Somaliland ee Hargeysa dhacdo yar oo ka dhalatay dhul laysku qabsaday oo waliba lagu qabsaday mulkiilihii iska lahaa dhulka.  Iyadoo waliba inta lasoo weeraray gurigiisii iyo meheradiisiiba lashiiday lana bililiqaystay, iyadoo dhaawacyo xunna loo geystay dumarkii iyo caruurtii xaafada ku sugnaa wakhtigaas. Taasina ay keentay inay ciidanka amnigu jeelka utaxaabaan dhamaan dambiilayaashii falkaas foosha xun geystay.

 
Somaliland Inaga Soomalisan Print
Wednesday, 06 June 2007

 Dadweynaha reer Somaliland waxay walaalohood ula tageen calankii ay inoo ka soo dhiciyeen gumaystaha oo ay ku dheehan tahay walaalnimo, kalgacayl iyo kalsooni. Waxay dhulka ku mudeen tiirkii ugu horreeyay ee Soomaali xor ah oo midaysan. Taas oo ah tillaabo taariikhi ah oo jiilasha Soomaaliyeed ku qadarin doonaan walaalohood. Ma aysan dalban xoolo, madaxnimo iyo dano kale oo gaar ah toonna. Wax kasta waxaa kala weynaa in ay ishoodu ku qabawsato Soomaali weyn oo midnimo iyo madaxbannaani ku raaxaysanaysa.

 
TACSI. MARXUUN MAXAMED CAABI CIISE " SAAQA " Print
Thursday, 31 May 2007

Anagoo ah dhalintii ku soo kacaantay Garoonkii la odhan jirey " Biroole " ee ku yaala xaafada Goljano..ee magalada Hargeysa gaar ahaan schoolka sha'ab grils.....oo ah dhalintii reer goljano ee waaweynayd iyo kuwii yaryaraaba...ee kubada ku ciyaari jiray garoonkaa oo ahaa ka uu ka soo baxay marxuum " SAAQA ", oo kala ah...Iyo dhamaan ciyaartooygii reer hargeysa iyo ciyaartooygii reer burco waxay tacsidan u diryaan marxuun maxamed caabi ciise " saaqa". in uu ilaahay janadii naxariis ka waraabiyo, qoyskii iyo eheladii iyo dhamaan ciirtoyga reer somaliland kuwii hore iyo kuwa hadaba samir iyo iimaan ka siiyo....amiin...amiin ... amiin

 
Qalin Aan Soohdin Lahayn Af xumo Nabadna way kaa kaxaysaa Colaadna waxba kaagama tarto Print
Thursday, 24 May 2007

Waxa hubanti sugan ah in umadda Somaliland tahay dad wada dhashay oo walaalo ah oo wajibaadka iyo xuquuqda dalkoodaba si siman u wada leh oo aan abtirsiin qabiil iyo tusmo gobol toona ku kala sarayn. Markay arrintu sidaas tahay, waxa xaaraan inaga wada ah in qof muwaadin ahi uu muwaadin kale oo la siman uu is bido inuu xuquuq gaar ah dheeryahay. Waxa hubaal ah inay jiraan dad cunsuriyadii dhaadashada qabiil weli dabada sii haya oo inay abtirsiin dhalasho qaykrood kaga xuquq badan yihiin ku hadaaqaya. Waxa aynu wada ognahay in rag siyaasiyiinta magaca leh ee dalka qaarkood ay dhaadashada noocaas ah si qaawan oo aan qarsoodi lahayn ugu adeegsadaan ololaha tartankooda.

 
Haloo gurmado badbaadinta kulmiya Print
Wednesday, 23 May 2007

Xisbiga kulmiye waxa dhaqan u ah inuu qofkastaa cabiri karo fikirkiisa iyo arraadiisa si aw hore ugu mariyo geedi socodka siyaasadeed ee xisbiga asagoo ka ilaalinaya shaqsi weerar iyo qof nebcaysi.Waxa maalmahan danbe soo baxaya  maqaalo jawaabo ah oo xabaarsan shaqsi weerar taasoo ka baxsan aadna uga fog dhaqankii xalaasha ahaa ee kulmiye kusoo caano maalay si loo dhaxalsiiyo ummada  kobcinta qiyamka iyo garaadka siyaasiga  ay u baahan tahay.

 
Ii Banee Sheekh Aan Shahiidee Print
Tuesday, 17 April 2007

Waar   majeerteenow xageed iiga tageysaan?  Tollaayeey haddaan Ilmaadeeraday meel  kala dagaal galo miyay dhaawac igaga tagi  lahaayeen!”, ayaa hadal ugu dambeysay  markay dhawar nin oo ka tirsan ciidamada Somaliland isa soo dul istaageen dabeeto intay dhufteen ayay saareen gaadhi Toyota ah. “ Waar yaa ahaydeen?” markuu mar yidhi ayuu miyir belay.

 
Maxaa Itoobiya Hargeysa Looga Soo Dhaweeya, Muqdishana Loogu soo dhawayn waayay? Bashiir Good Print
Saturday, 14 April 2007

Hogaamiyayasha mucaaridka Somaliland waxa ay u muuqdaan in ay waayeen Jiheeyahoodii siyaasadeed tan iyo markii dawladda federaalka ee ku meel gaadhka ahi ay meesha ka saartay maxkamadihii islaamiga magaalada Muqdisho. Markii ay ilaabeen in Somaliland ay Itoobiya ugu xidhantahay arrimo muhiim ah, waxa ay bilaabeen hogaamiyayaashaasi in ay dhaleeceeyaan Itoobiya waxa ay ugu yeedheen duulaanka Itoobiya ee Soomaaliya, inkasta oo ay si dadban ay u dhaleeceeyeen.

 
Ma dhabaa Itoobiya¡­¡­..?(1) Print
Wednesday, 11 April 2007

Markaad eegto xaladaha ka aloosan geeska africa gaar haan Itoobiya iyo Soomaaliya iyo Somaliland waxaa is weydiin mudan dhowr arimood. Haddaan ku horayno xidhiidhka ka dhexeeya Soomaaliland iyo itoobiya waxay inoo sheegaan siyaasiyiinteenu inuu aad u wanaagsan yahay mararka qaarna inaynu labo dal ah oo walaalo ah nahay, isla markaana markasta oo booqasho lagu tago jawaabta kasoo baxdaa ay tahay si wanaagsan ayaanu isu af garanay iyadoo la xuso
 ugu horayntii dhinaca nabadgelyada iyo dhaqaalaha.

 
Qofka tayada lehi waa horumarka Bulshada Print
Wednesday, 11 April 2007

naan qoraalkan soo gudbiyo waxaa igu dhaliyey markaan akhriyey maqaal kusoo baxay Togdheernews 07/04/07.ninka ku guuleystey inuu  sameeyo cagafcagaf. Runtii waa wax lagu farxo muujinaysana haddii dadku isku taxlujiyaan inay hindisaan wax cusub inay ka gungaadhayaan mudaday doonto ha qaadatee islamarkaana kalsooni ku abuuraysa. Farsamooyinka waddan laga hirgeliyo waxad arkaysaa iyadoo caalamkoo dhan gaadhey,taasna waxaa sababa haddii la helo furaha ugu horeeya in la ambaqaadi karo qaabab (degns) kala duwana laga dhigi karo. Waxaa kaloo iyana xusid mudan Aabaha ku dhiiri geliyey oo isna tusaale noqon kara. Halkan waxaan kusoo bandhigayaa weedho muhiim u ah horumarka shaqsiga bani aadamka ah gaar ahaan muslimiinta.

 
Search
Who's Online
@copyright (C) 2007-2008 Somalilandnews.info