|
Friday, 08 June 2007 |
|

Laakiin way jiraan in meelo badan aanu shirkadaha kale ka qiimo jabanahay. Tusaale ahaan qof kasta oo isticmaala adeega Prepaid ee Telcom waxa uu 20% dheeraada ugu jiraa kaadhadhka ku shubashada. Waxaanu wiigii hal maalin oo ka mida aanu bulshada isticmaasha mobilada ugu soo shubnaa daqiiqado badan oo bilaasha Back up. Macaamiisha naga isticmaasha adeega Postpaid biialsha waanu soo dhaweynaa saa’iraad wanaagsana waanu siinaa, Promations kale iyo Discounts aanu bixinaana wey jiraan oo waxa kuba xidhan maslaxada shirkada iyo bulshadaba. |