Home
Sawiro
Wararka Kaydka
VIDEO
Somaliland Links
Aftahan
Awdal News
Caynabo
Batalaale
Call Somaliland
Farshaxan
Gabiley Hospital
Golis News
Halganews
Hadhwanaagnews
Hoyga-Suugaanta
Hargeysa News
Haatuf
Jamhuuriya
Hormoodnews
Maandeeq News
Ogaal
Qarannews
Redsea Online
Somaliland Forum
Somalilandnet
Somaliland.org
Somaliland Center
Somaliland Future
Sooyaal
SDWO
Saaxil
Togdheer
Togdheer Sports
Sanaag
Somalilandtalk
Somaliland Education
Mamalink.org
Somalilandnation
Longlivesomaliland
Somalia Links
Aayaha.com
Amin Caamir Arts
alldalka
Afrikadabari
Arlaadinet
Balcad
Buluugleey
ba'idoa
Banadir
Buurhakaba
Cadaado
Ceelbuurnet
Dayniile
Deeyoo
Dhahar
Gedonet
Geeska Afrika
Goobjoog
Himilo
Hiiraan
Hornafrika
Janaale
Midnimo
Mudug online
Onkod
Puntlandpost
Qaranimo
Qorahay
Radiofree Somalia
Ruunkinet
Somalitalk
Somaliweyn
Somalilife
Somaliawatch
Somali Uk
Somaali
Somalimarket
Somaalijecel
Somalia Online
Shabelle
STNTV
Ufufow
Wardheernews
Advertisement
Internetka iyo Mobile-Ku Waa Laba Aaladood oo aan Xad Lahayn:- Sheekada Googooska Geeska Print
Saturday, 21 July 2007

Internet-ka iyo Mobile-ku waa laba aaladood oo aan xad lahayn, waxa aanay waqtigan casriga ah ka mid noqdeen Nolosheena Maalin laha ah. Iyada oo ay xaaladdu gaadhay in qofka raba in uu raadsado Mattaankii nolosha la wadaagi lahaa uu ka raadiyo bogagga guurka iyo Qolalka Sheekada (Chating Rooms) ee Inetnet-ka. Waxa ay gaadhay in Internet-ka laga qaato Talooyinka iyo waanooyinka u gaarka ah nolosha qoysnimo iyo guud ahaan ta bulshadaba iyo in lala hadlo Lambaro telefan oo shirkadaha telefannada ee dunida qaarkood ay u asteeyeen in laga helo macluumaad noocaas ah.

 
Inantii Aabaheed Galaafatay Print
Saturday, 07 July 2007

Nin ka mid ah raga waaweyn ee magaaldan yar ayaa habeen habeenada jiilaalka oo gucurkuna aad u dararn yahay. Waxa uu ku hoos arkay gidaar gaboobay oo ku dhaw in uu dumo inan aad u da’ yar oo ku jirta gu’geedii afar iyo tobnaad oo hoos yuururta. Madaxeeda ayey dhex galisay labadeeda jilbood dhexdooda si ay uga gabato dhaxayntii dhacaysay. May haysay wax kale oo ay iskaga ilaaliso dhaxantan oo aan ka ahayn maryo jeexjeexan oo aad u liita oo aad moodid raadad ka hadhay garaac lagu sameeyey jidhkeeda.

 
Kalgacalka Hooyo  (Sheeko) Print
Wednesday, 27 June 2007

Goor ay  ahayd 12:00 habeenimo ayaan maqlay dhawaaq iyo oohin, aniga oo naxsan ayaan eegay daaqada guriga si aan u ogaado cida dhawaaqaysa. Waa baroor dumar guriga ay ka baxaysaana nagama foga, maadaama oo aan qariib ahaa uma aan bixin balse waxa aan sugay inta uu waagu baryayo si aan u ogaado waxa xalay dhacay. Waagii markii uu baryay ayaan saxiibkay uga waramay baroortii, waxa uu si fudud ii yidhi waa gabadh walan oo u yeedha  wiil ay dhashay oo aanay muddo arag.

 
Ballan Furka Haweenka Print
Wednesday, 27 June 2007

Waxaa jiray ninka aad u maskaxda badnaa oo ka mid Giriigii  hore. Ninkani waxa uu qabay gabadh Ilaahay qurux ku mannaystay. Aad ayuu u jeclaa, kaas oo gaadhay heer uu ka wer-wero cidda gabadhan guursan doonta haddii uu horteed geeriyoodo. Marar fara badan ayuu la soo  qaaday xaaskiisa dareenkiisan, waxaanay mar walba ugu qalbi qaboojin jirtay in aanay dabadii nin laba sheekaysan doonin guurna hadalkiiba daa. Inkasta oo uu rumaysan jiray hadalkeeda, hadana was-waaskani waxa uu ahaa mid hadh iyo habeen, fadhi iyo jiifba toocsada ninkan. Mar wal oo uu dareenkani darka soo jiidhana xaga gabadha ayuu u carari jiray isaga oo doonaya in uu ogaado in mawqifkeedii is-bedelay iyo in kale. Iyaduna dhinaceeda waxa ay la soo taagnayd dhaar, in aanay nin kale dabadii guursan.

 
Bilowgii Waxay Ahayd Gabadh Xijaaban Print
Friday, 08 June 2007

Waxa ay ahayd bilowgii dheel dheel kana fog araga reerka, waxaana ay ahayd mid aan ogayn ciyaartaasi meesha ay gaadhsiin doonto. Waxa la soo gaadhay wakhtigii saacadu is masaxaysay waxaana dhacday dhul gariirkii ugu weynaa. Inantaasi waxay ahayd mid waayuhu aad u saaciday, iyada oo haysa wadadii iskuulka ayaa waxa Xijaabkii iyo Niqaabkeediba ka qaaday dabeyl, taas oo markiiba uu isha ku dhuftay Wareebe suuqa marayay oo bani’aadam u gaadhsade ah, kaas oo si fiican isha uga buuxsaday. In yar ka dib wuxuu horteedi ku tuuray nambarkii telefoonkiisi iyaduna si fudud ayay u qaadatay.

 
“Wakhtigaygi Wuxuu Ku Lumay Hadal” Qisooyin Dhab ah Print
Friday, 08 June 2007

“Isagu waa beenaane soo jiidasho leh, waxa kaliya ee iga mudan yahayna waa in aan hiifo, wuxuu baabiiyay mustaqbalkaygii, waxaana uu noloshaydi ku furay tushuush” Ereyadaasi waxay ka soo bexeen gabadh magaceeda la yidhaahdo Foosiya, oo ah gabadh da’deedu tahay xiliga ay haweenku yihiin gashaantida ee ay ugu quruxda badan yihiin. Waxa ay indhaheeda ka biinaysay ilmo, hadal dafiicana waxay ku lahayd “Iga qora sheekadan oo ka qora carabkayga si ay waano ugu noqoto hablaha moogan, casharna u noqoto gabadh kasta oo ila mid ah”.

 
Habar 60 Jir Ah Oo Guursatay Wiil 22 Jir Ah Print
Friday, 08 June 2007

Wakhtigan aynu joogno la yaab iyo cajaa’ib midna malaha marka loo eego xawliga ay ku socoto Tagnoolajiyada casriga ahi. Sheekadan marka aan ka waramo dadka badidiisu ima rumaysan maayaan laakiin waa Sheeko dhab ah oo dhacday, taas oo ay qoreen saxaafadaha caalamku laguna baahiyay wakaaladaha wararka.

 
Nin Ay Internetka Ka Baratay Ayaa AIDS Qaadsiiyay Print
Friday, 08 June 2007

Sheekadani waxay ka bilaabmaysaa Ardayad dhigata dugsi ka mid ah dugsiyada oo doonaysa in ay uga waranto dhibaato ku dhacday macalimada qaabilsan arrimaha ardayda. Macalimadii oo sheekadii ka waramaysaa ayaa waxay tidhi: “Waxa ii timid gabadh ka mid ah ardaydayda aniga oo mashquul ah, ka dib waxay iga codsatay in aanu wada fadhiisano iyadoo aad u ooyaysa aadna u moorar dilaacsan, waxay qaadatay kitaab qur’aan ah waana kala furay,

 
“Wakhtigaygi Ayuu Lumiyay” Print
Friday, 08 June 2007

Sheekadani waxay ku dhacday gabadh yar oo ku xeel dheeraatay Internetka, kuna qaadatay saacado badan, saacadba saacad u dhiibi jiray, maalina maalin u dhiibi jirtay markay gasho Internetka. Waxa ay la sheekaysan jirtay wiilal iyo gabdhaba waxayna fikrad ka qaadan jirtay Kanada, sidoo kale waxay iman jirtay wadamada gacanka carbeed ku yaala ilaa ay gaadho waqooyiga fog.

 
In uu Guursado Ayay Diiday Ka Dibna Sawiradeedi Ayuu Internetka Ku Baahiyay Print
Friday, 08 June 2007

Gabadh ardayda ah ayaa waxa ay isticmaashay Internetka waxaanay gashay qolal uu leeyahay, ka dib waxay shidatay Kamarad iyadoo wajigeeda si fiican ugu beegtay, dabadeena wiil ayaa gacanta u taagay way diiday, sidaana waxa qortay Wargeyska ka soo abxa dalak Eeraan. Wargeyska waaxa ay u sheegtay gabadhan oo da’deedu tahay 21 jir sidii uu ugu hanjabay wiilka soo iibsaday macluumaadka CD-ga la yidhaahdo in uu sawirkeeda ku faafin doono haddi ay diido in uu guursado, waxaana uu sheegta in aanu ahayn nin wanaagsan.

 
Qolkani Waa Kii Baabiiyay Noloshayda Print
Friday, 08 June 2007

Waa gabadh ku cusub internetka oo ka dhalatay qoys maalqabeen ah, waxaanay keli ku noqotay guriga, waxaanay yeelatay saaxiibad cusub, waxaanay jeclaatay in ay kelinimada mar uun ka baxdo. Saaxiibadeeda kale waxay u soo dirtay waxyaabo hadyado ah oo la cuno, waxa ay doontay in ay gudo gasho laakiin markasta wax ayaa ka hor joogsan jiray waayo aabaheed iyo hooyadeed ayaa kalsooni badan ku qabay, aabaheed iyo hooyadeedna magaclimiin ayay Jaamacad ka ahaayeen.

 

Maqaalo/Opinion

DALJIRE: Oob jac.. Dib u Jeeeeeso

Indhahaagu sow ma ilmaynayaan (maanso)

 
 
Codeyn
Maxaad Ka Xiiseysaa Webka?
 
Maxaad jeceshahay in lagu soo kordhiyo Webka?
 
Who's Online
@copyright (C) 2007-2008 Somalilandnews.info