Home
Sawiro
Wararka Kaydka
VIDEO
Somaliland Links
Aftahan
Awdal News
Caynabo
Batalaale
Call Somaliland
Farshaxan
Gabiley Hospital
Golis News
Halganews
Hadhwanaagnews
Hoyga-Suugaanta
Hargeysa News
Haatuf
Jamhuuriya
Hormoodnews
Maandeeq News
Ogaal
Qarannews
Redsea Online
Somaliland Forum
Somalilandnet
Somaliland.org
Somaliland Center
Somaliland Future
Sooyaal
SDWO
Saaxil
Togdheer
Togdheer Sports
Sanaag
Somalilandtalk
Somaliland Education
Mamalink.org
Somalilandnation
Longlivesomaliland
Somalia Links
Aayaha.com
Amin Caamir Arts
alldalka
Afrikadabari
Arlaadinet
Balcad
Buluugleey
ba'idoa
Banadir
Buurhakaba
Cadaado
Ceelbuurnet
Dayniile
Deeyoo
Dhahar
Gedonet
Geeska Afrika
Goobjoog
Himilo
Hiiraan
Hornafrika
Janaale
Midnimo
Mudug online
Onkod
Puntlandpost
Qaranimo
Qorahay
Radiofree Somalia
Ruunkinet
Somalitalk
Somaliweyn
Somalilife
Somaliawatch
Somali Uk
Somaali
Somalimarket
Somaalijecel
Somalia Online
Shabelle
STNTV
Ufufow
Wardheernews
Advertisement
Dhaqdhaqaaqyadii Xoraynta Dumarka Print
Sunday, 15 April 2007

Caddaymaha in Ururkani ku qotomo Cilmaaniyada:

1894 ninkii Faransiiska ahaa ee la odhan jiray Alkuwnit Darkur ayaa waxa uu wax ka qoray dumarka Masar isaga oo si ba’an u weeraray xijaabka alle ina amray, Iyo dhamaan dadka muslimiita ah ee aqoonta leh. Hadana sannadkii 1899 Qaasim amiina waxa uu qoray Buug uu aad ugu taageerayo Afkaarta Alkunit. Isla sanadkaa hore Mustafe Kamil waxa uu aad u weeraray islaamka waxaanu beeray afkaartii Gumaysiga Ingiriis.

Dhaqaalayahankii reer Masar ee Caanka ahaa Maxamed Dalca ayaa si kulul ugu jawaabay buugii Qaasim amiin, kaas oo uu ku sheegay in xijaabka la tuuro iyo raga iyo dumarkii is dhexgalaan tahay diin gaalo.

Sidoo kale Dawlada Ingiriiska ayaa Buug ku qornaa Ingiriisi oo ka hadlayay xoraynta dumarka u tarjumtay Carabi kuna faafisay dalka Masar, Hindiya iyo dhamaan wadamadii uu gumaysanayay. Dr.rad oo ahayd gabadhii haysatay ururka dumarka ee dunida ayaa iyaduna timid Masar, ka dibna waxay bartay dumarka sidii loo horumarin lahaa Ururka Dumarka.

1944 Gabadhii madaxwaynihii Maraykanka DRoseve waxay ka qayb gashay Shirkii ururka dumarka Carabta.waxaanay taasi ku tusaysaa sida ururkani u yahay mid cilmaaniya.  Safaaradaha Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa iyaguna waxay siiyeen lacag badan Ururkii (Bintu Niil). Gabdhii Badriya Shaqiiq oo Gudomiyaha u ahayd ururkii (Bintu Niil) oo Saxaafada reer galbeedku aad u taageertay ol’ole’heedii.iyo Ururada Dumarka ee UK (San Jems)oo waraaqo u soo diray kuna booriyay in ay sameeyaan mudaharaadyo ay ku dalbanayaan xuquuqdooda. Sidoo kale Ogaysiiskii (kamila yafi) oo Hindi ahaa waxaanu sheegay in laga dheeraado habkan Cusub ee gumaysiga reer galbeed.

1978 waxay sheegtay Dr.Sacdaawi Gudomiyihii Ururkii Masar ee dumarku in dawladaha reer galbeed bixiyaan lacagta, balse dawladaha Carabtu aanay ka qaybqaadan horumarinta ururkooda.

Dawladaha Reer galbeedka oo dumarka La daba taagan.dhaqaale iyo fikirba.

Xaqiiqdii dumar badan ayaa ka soo noqday, wadamada Carabta iyo dunida islaamkaba (alxamdulilaah) in ay ku eekaadaan Shareecada Rabi (Swt) iyo Sunaha Nabiga(CSW) ka bacdi markii ay ku dhagmeen Dhalanteedka Dhaqdhaqaaqan ka fogeeyay Diintoodii Rabi (Swt) Una bandhigay Cadhada Rabi (Swt) Intaa ka bacdi waxay ogaadeen in urukani yahay Foojari lagu Sameeyay Galbeed

Ma fahamtay Gabadha Muslimada ahi intaa kabacdi- inta cadaw soo weerarays ee doonaysa in ay xishoodka ka siibaan, si ay ugu tumato sharciga Rabi (Swt) iyadoo loo adeegsanaayo Aragti, Maqal iyo Akhris. Hadaba ka fogay in dumarkaagu.isqaawiyaan si aanad u noqon Dayuuskii Nebigu (Csw) sheegay ama rag ay dhexgalaan sida dhacda qofkaad jeceshahayna uga dig Naar uguna yeedh Jano.

Sidee looga hortagayaa

Waa lagama maarmaan in laga hortagaa Ururkan Fasahaadka ah, waxaana la marayaa:

in la abuuro urur haween ah oo Diinta ku dhagan si ay iyaguna dumarka ugu yeedhaan una baraan diinta lasameeyana Muxaadarooyin, Aqoon iswaydarsiyo, loogana digo ururkan lagana faa iidaysto fursad kasta oo lagu joojinkaro ururkan.

In dumarka labaro Xuquuqda ay Diintu Siisay si dumarku u ogaadaan in Xaqa way ee diintu siisay. Si looga dheeraado waxay akhriyaan ururadani

In Ururadan laftooda loo Nasteexeeyo waa intaas oo qaar ILaahay ku soo hadeeyaaye.

In dadka lagu faafiyo.Waraaqo,Wargasyo,Kutub,Cajalado maqal iyo muuqaalba leh oo xambaarsan Qiimaha Dumarku ku leeyihiin diinta rabi. Dumarka si ay uga faa’iidaystaan

Waana in wacdiga la joogteeya. Sabatoo ah quluubtu way isbadbadasha oo dumarkan Dumarka fidnaynaya la lahadlaa.

Ilaaha (sw) waxaanu waydiinaynaa in Dumarka Ururadan uu waafajiyo xaqa kana dhigo qaar difaaca islaamka oo gaaladu ku soo gaban. Istaagaana safka muslimiinta dhabta ah

Waxaana ilaahay ka baryaynaa in uu Cadawga ka ilaaliyo wadankeena iyo dadkeena, waxaan ilaahay ka rajaynaynaa Rag iyo Dumarba in lagu eekaado sharciga ilaahay si loo gaadho wanaag Aduunyo iyo mid Aakhiraba.

Axmed Aw Cali Kaahin/Bul-Bul

 
< Prev   Next >
Search

Maqaalo/Opinion

DALJIRE: Oob jac.. Dib u Jeeeeeso

Indhahaagu sow ma ilmaynayaan (maanso)

 
 
Codeyn
Maxaad Ka Xiiseysaa Webka?
 
Maxaad jeceshahay in lagu soo kordhiyo Webka?
 
Who's Online
@copyright (C) 2007-2008 Somalilandnews.info