|
Hambalyo Meher: Ali-Salaan Ahmed Mohamed Silanyo iyo Osob Abdilahi Liiban Ducaale Casyr |
|
|
Thursday, 06 December 2007 |
|
Anaga oo kala ah dadka hoos ku xusan, waxa aanu hambalyo bogaadin iyo duco isugu jirta u diraynaa Ali Ahmed Mohamed Silanyo iyo Osob Abdilahi Liiban Ducaale Casyr oo meherkoodii ka dhacay wadanka Somaliland magaalada Hargeysa Taariikhdu markay ahayd 6dii December 2007. Waxaanu Illahay uga baryayaan inay noqdaan kuwii isku raaga, ubad khayr qabana Ilaahay kala siiyo. Isla markaana gurigoodu ku dhaqa diinta islaamka. AAMIIN Dadkaas oo dhamaantood kala jooga Somaliland , UK, USA, France, Demark, Jordan, Canada, Australia, UAE, iyo Saudi Arabia, magacyadooduna kala yihiin: Aabo Abdilahi Liiban Duale Casyr Hooyo Halimo Mohamed Shire Aabo Ahmed Mohamed Silanyo Hooyo Amina Weris Sh. Mohamed Jirde Iyo dhamaan ehelkooda oo kala ah: Hooyo Khadija Sh. Mohamed Jirde Ali Sh. Mohamed Jirde iyo Rerkiisa Abdirahman Sh. Mohamed Jirde iyo Xaskiisa Halimo Ahmed Yey iyo caruurtooda Hooyo Fadumo Sh. Mohamed Jirde iyo caruurteda Ilma Caydiid Ahmed Dhabdhable Hooyo Asha Sh. Mohamed Jirde iyo caruurteda Hooyo Yusur Sh. Mohamed Jirde iyo caruuted ilma Mohamed Haji Muse Hooyo Hawa Sh. Mohamed Jirde iyo Odeygeeda Mohamed A. Harbi iyo caruurtooda Hooyo Saeedo Sh. Mohamed Jirde iyo caruurteda ilma Awil Jama Hooyo Khadra Mohamed Bureqa iyo caruurted Ilma Ahmed Ciise Hooyo Milgo Mohamed Bureqa Odeygeeda Mohamed Ahmed iyo caruurteda Rer Ali Bureqa iyo Dhamaan caruurtiisa Rer Jaama Bureqa Dhamaan caruurtiisa Suad Mohamed Shire iyo Odygeeda Xuseen Saalax iyo Caruutoda Selma Mohamed Shire iyo Odeygeeda Ibrahim Raabi iyo caruurtoda Asha Mohamed Shire iyo Odeygeeda Abdiladiif H. Abdilahi Gamagam iyo caruurtooda Safia Mohamed Shire iyo Odeygeeda Adan Nuh Dhuule iyo caruutoda Ahmed Mohamed Shire iyo Xaskiisa Ruqia H. Abdilahi Gamgam iyo caruurtooda Maryan Mohamed Shire Sahra Mohamed Shire iyo Odeygeeda Huseen Ismail Ciro iyo caruurtoda Seynab Mohamed Shire iyo Odeygeeda Wardi Xuseen Dhalax iyo caruurtooda Farah Mohamed Shire iyo xaaskiisa Faisa Mohamed Ahmed iyo caruurtooda Guleed Mohamed Shire iyo inantiisa Meegan Lul Ahmed Mohamed Silanyo iyo Odeygeda Bashe Awil H. Omar iyo Caruurtooda Hodan Ahmed Mohamed Silanyo Kulmiye Ahmed Mohamed Silanyo Rashid Ahmed Mohamed Silanyo Hanad Abdilahi Duale Cawo Abdilahi Duale Naeema Abdilahi Duale Nadia Abdilah Duale Asha Maryan Abdilahi Duale Dhamaan Ilma Saeed Mohamed Bureqa Dhamaan ilma Ibrahin Sh. Mohamed Jirde Dhamaan ilma Xasan Sh. Mohamed Jirde |