Home
Sawiro
Wararka Kaydka
VIDEO
Somaliland Links
Aftahan
Awdal News
Caynabo
Batalaale
Call Somaliland
Farshaxan
Gabiley Hospital
Golis News
Halganews
Hadhwanaagnews
Hoyga-Suugaanta
Hargeysa News
Haatuf
Jamhuuriya
Hormoodnews
Maandeeq News
Ogaal
Qarannews
Redsea Online
Somaliland Forum
Somalilandnet
Somaliland.org
Somaliland Center
Somaliland Future
Sooyaal
SDWO
Saaxil
Togdheer
Togdheer Sports
Sanaag
Somalilandtalk
Somaliland Education
Mamalink.org
Somalilandnation
Longlivesomaliland
Somalia Links
Aayaha.com
Amin Caamir Arts
alldalka
Afrikadabari
Arlaadinet
Balcad
Buluugleey
ba'idoa
Banadir
Buurhakaba
Cadaado
Ceelbuurnet
Dayniile
Deeyoo
Dhahar
Gedonet
Geeska Afrika
Goobjoog
Himilo
Hiiraan
Hornafrika
Janaale
Midnimo
Mudug online
Onkod
Puntlandpost
Qaranimo
Qorahay
Radiofree Somalia
Ruunkinet
Somalitalk
Somaliweyn
Somalilife
Somaliawatch
Somali Uk
Somaali
Somalimarket
Somaalijecel
Somalia Online
Shabelle
STNTV
Ufufow
Wardheernews
Login Form





Lost Password?
No account yet? Register
Advertisement
Wasaarada Diinta iyo Awqaafta S/land ayaa maanta ku dhawaaqday fulinta afar go’aan oo laga soo saaray mideynta Eedaamada iyo Salaadaha Masaajidada Dalka Print
Wednesday, 13 February 2008

Shir balaadhan oo ay maanta ka soo qayb galeen Wasiirka diinta iyo awqaafta, Cadaalada iyo garsoorka, imaamyada Masaajidada Hargaysa ayaa lagaga waramay salaada iyo faa’iidadeeda, waxaana laga dooday cabashooyin ay dadweynuhu ka soo jeediyeen wakhtiyada laga eedaamo Masaajidada iyo wakhtiyada la tukado oo la sheegay inay jahawareer ku sameeyaan dadka cibaadaysanaya.

Wasiirka Wasaarada diinta iyo awqaafta S/land Sh.Maxamed Suufi ayaa sheegay inay xalinta mushkiladaa cabashada keentay u saareen gudi madaxbanaan oo ka soot ala bixisa sidii loo mideyn lahaa wakhtiyada laga eedaamo Masaajidada waxaanu shirkaasi kaga dhawaaqay afar qodob oo muhiim ah oo uu sheegay in la dhaqan galin doono isla imika wacyigalina laga siin doono masuuliyiinta masaajidada, qodobadaasina waxay kala ahaayeen sidan:-

Laba eedaan ee subixii in loo dhaxaysiiyo sodon daqiiqo, isla markaana eedaanka ugu danbeeya oo kaliya lagu daro “Asalaatu khayru minan muminiin”
Salaada Jimcyada la xoojiyo oo Masaajidada isku dhawdhaw ee Jamacoodu yar yahay laysku raro.
In labada eedaan ee Salaada Jimcaha ka danbe lagu beego wakhtiga salaada duhur la eedaamo.
iyo in la joojiyo casharada subixii masaajidada laga akhriyo in la isticmaalo oo la shido sameecadaha dibada u baxa in sameecadaha dibada la joojiyo oo la isticmaalo oo kaliya sameecadaha ku yaala gudaha marka laga baxo salaada subax.

Wasiirka diinta iyo awqaaftu waxa uu sheegay in go’aanmadan laga bilaabo doono Hargaysa, Goboladana loo gudbin doono.

Xigasho Waaheen.com

 
< Prev   Next >
Search

Maqaalo/Opinion

DALJIRE: Oob jac.. Dib u Jeeeeeso

Indhahaagu sow ma ilmaynayaan (maanso)

 
 
Maxaa Cusub
Codeyn
Maxaad Ka Xiiseysaa Webka?
 
Maxaad jeceshahay in lagu soo kordhiyo Webka?
 
Who's Online
@copyright (C) 2007-2008 Somalilandnews.info